Madaxweyne Erdogan oo Jawaab adag siiyay Mareykanka shaacana ka qaaday in aysan…

Dowlada Turkiga ayaa dhagaha ka fureesatay baaqa iyo cadaadiska xoogan ee kaga imaanaya dowlada Mareykanka oo ugu baaqday Xukuumada Ankara in ay joojiso duulaanka Waqooyiga Siiriya ku qaaday. Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hor yimid baaqa dowlada Mareykanka ee ku aadan in la gaaro heshiis xabad joojin ah, waxa uuna shaaciyay Erdogan … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo Jawaab adag siiyay Mareykanka shaacana ka qaaday in aysan…